Tilmaamaha Maalinta Shaqada (Somali)

Fiidiyowyadan iyo tilmaamaha hoose waxay kaa caawin doonaan inaad sameysato baswadh iyo gelitaanka login.tyson.com, iyo inaad soo dajisato barnaamijka moobiilka ee Workday.

Tallaabada koowaad: samaynta baswadhka

Video Description: This video provides help with using Okta in Somali.

Markaad samaystato lambarka isticmaalaha iyo baswadhka, ku kaydii meel aad si fudud iga heli kartid markaad uu baahitid.

Tallaabada labaad: galitaanka Login.tyson.com

Video Description: This video provides help with using Okta in Somali.

Riix badhanka hoose si aad u soo dejisato tilmaamaha tallaabada labaad.

 

Tilaabada sadexaad: Soo degsashada Barnaamijka Workday

Riix badhanka hoose si aad u soo dejisato tilmaamaha tallaabada sadexaad.