Tilmaamaha Okta (Soomaali)

Fiidiyowyada iyo tilmaamaha hoose waxay kaa caawin doonaan inaad sameysato lambar sir ah oo aad ku gasho login.tyson.com.

Tallaabada 1 ee 2: Abuuritaanka Furaha (passwordka)

Video Description: This video provides help with using Okta in Somali.

Markaad samaystato lambarka isticmaalaha iyo baswadhka, ku kaydii meel aad si fudud iga heli kartid markaad uu baahitid.

Tallaabada 2 ee 2: Gelitaanka Login.tyson.com

Video Description: This video provides help with using Okta in Somali.

Riix badhanka hoose si aad u soo dejisato tilmaamaha tallaabada labaad.